Sarkaal ciidan oo lagu toogtay xaafad ka tirsan Muqdisho iyo ninkii dilay oo..

Nin hubeysan ayaa maanta ku dilay Magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Dilkan ayaa ka dhacay Xaafada Siisii ee degmada Yaaqshiid, iyadoo dad goob joogayaal ah ay sheegeen in nin bastoolad ku hubeysan uu rasaas ku furay Xiddigle Xasan Ceefow oo ka tirsanaa ciidanka Xoogga xili uu ku sugnaa qeybo ka mid … Continue reading Sarkaal ciidan oo lagu toogtay xaafad ka tirsan Muqdisho iyo ninkii dilay oo..